Maamulka Puntland oo digniin ka soo saaray kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe (Akhriso)

Golaha Wasiirada Puntland ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Garowe guddoominyay Madaxweyne Gaas ayaa maanta looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen amniga, xeerka Guddiga shaqaalaha rayidka ah iyo qodobo kale. Golaha wasiirada Puntland ayaa sheegay in xaalada amniga Puntland degan tahay, waxayna shacabka Puntland fareen in ay gacan siiyaan ciidamada howlgalada ka … Continue reading Maamulka Puntland oo digniin ka soo saaray kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe (Akhriso)